Barnaamijka Cawayska Washington oo uu aalaaba noo soo diyaariyo Cali Cabdi Xadhaadhe ayaa todobaadkan qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mida:
Safarka Abwaan Maxamed Warsame Ibraahim Hadraawi uu ku joogo dalka Canada, iyo barnaamijo-suugaaneed uu ka qayb-galay. Abwaan Jaamac Kadiye iyo jabcbur madadaalo ah oo uu inoo hayo iyo Xasan-Cagaaran oo heesihii jacburka ahaa muusig ku laray.
Barnaamijka Cawayska Washington halkan uga bogo.

