Cawayska Washington oo uu noo soo diyaariyay Cali Cabdi Xaraare waxaannu todobaadkan ku maqli doontaan qodobada ay ka midka yihiin:

Guurkii hore ee Soomaalida iyo Ismaaciil Dugsiiye
Masayrka heerka u ka gaari gabdhaha Soomaalida
Meelo ka mida India oo raggu gabar qura wada guursan karaan iyo
Boon Xiris iyo Barack Obama

Qodobadaas dhamaantood waxaad uga bogan kartaan halkan.