Barnaamijka Caweyska Washington todobaadkan waxaan idinku haynaa qodobo dhowr ah oo xiiso leh oo ay ka mid yihiin;
Gabadh 2 sano aamusnayd xanuunka dhimirka darteed oo caafimaaday
Nin muddo 7 sano sil-silad ku xidhnaa oo isna caafimaaday cusbitaalna ka howlgala
Maxaad ka taqaan Wadanka Shiinaha
Hilib dameer ma lagu soo hordhigay
Jaziiradaha Carribean-ka, Somaalise halkaasi ma joogtaa.
Barnaamijka Cawayska Washington oo dhamaystiran qeybta hoose ama midigta sare ee boggan ka dhagayso.

