blank

About VOA | Nala soo xiriir

Waraysiyada

VOA oo Wareysatay Henry Bellingham

Wasiirka Britain ee arimaha Africa Henry Bellingham ayaa VOA siiyay wareysi uu uga hadlayo shirka London.

Warkii oo dhan

Gaas iyo Monti oo ka Hadlay Shirka London

Labada RW ee Somalia iyo Italy ayaa ka hadlay Roadmap-ka iyo sida Talyaanigu kaalin uga geysan karo soo celinta amaanka dalka Somalia

Cabdi Qaybdiid oo Qarax ka Bad-baaday

Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa ka bad-baaday qarax ismiidaamin ah oo galabta lagula eegtay gurigiisa magaalada Gaalkacyo

Libya: 15 Mayd oo Soomaali ah oo la Helay

Maydadka 15 ka mid ah tahriibayaal Soomaali ah oo la la'aa ayaa laga helay Libya, 12 waa haween, waxaa ku jirtay gabadh yar iyo 2 nin.

VOA oo Madaxweyne Faroole Wareysatay

Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku joogay dalka Djibouti ayaa VOA uga waramay shiidaalka Puntland, dagaalka Buuhoodle, iyo qodobo kale

C/weli: Somalia kama bixin Khudbaddii Axmedinejad

R/W DKMG Cabdiweli Max'ed Cali ayaa beeniyay in Somalia ka mid ahayd waddamadii ka baxay markii ay socotay khudbaddii Axmedinejad ee QM.

C/weli: Al-Shabab Xoog ayaa lagu Saaray

R/W C/weli Max'ed Cali ayaa sheegay in Al-Shabaab aysan baryo uga bixin Muqdisho, C/weli wuxuu kaloo ka hadlay abaaraha ka jira Somalia

Sh. Gadhyare: Xilligan Doorasho kuma Habboona

Sh. Maxamed Axmed Nuur "Gadhyare" oo ah Aasaasihii Ururuka Al-Islaax ayaa sheegay inaysan ku habboonayn xilligan in doorasho la qabto

C/laahi Yusuf oo Shirkii Nairobi Canbaareeyey

Madaxweynihi hore C/laahi Yusuf Axmed ayaa canbaareeyey shirka Nairobi, isagoo taageeray go'aanka DKMG ay ku diiday shirka Nairobi.

Martida Makrafoonka iyo Sh Shariif Sh Axmed

Barnaamijka waxaa marti u ah Madaxweynaha DKMG, Sh Shariif Sh Axmed, oo waraysi gaar ah siiyay VOA.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Ra'iisal wasaarihii hore ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya.

Sharmaarke oo VOA-da Siiyay Wareysi Dhinacyo Badan Ka Hadlaya

Ra'iisal wasaarihii hore ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa VOA-da siiyay wareysi ka hadlaya arrimo badan.

Sh. Shariif oo Magacaabay Siihaye Ra'iisal-Wasaare

Madaxweyne Shariif ayaa Siihayaha Ra'iisal Wasaaraha u magacaabay Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (Goonjeex) ka dibna New York u ambabaxay.

Faroole oo qiray in Shabaabku joogaan Puntland

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa qiray in maleeshiyo gacan-saar la leh Al-Shabab ay joogaan deegaanno ka tirsan Puntland.

Gal-Mudug oo Cabaareysay Tarxiilka Boosaaso

Maamulka Gal-Mudug ayaa cambaareyn u soo jeediyay boqolaalka Soomaalida ah ee laga soo tarxiilay Boosaaso ee la keenay Gaalkacayo.

Mooshin ka dhan ah Sharma'arke

ilaa konton mudane oo ka tirsan baarlamaanka ayaa soo gudbiyay mooshin ay ku dalbanayaan in ra'iisul-wasaaruhu horyimaado baarlamaanka.

Sharif oo kala diray xukuumadda

Madaxweyne Sharif Sh. Axmed ayaa kala diray xukuumadda ra'iisul wasaare Cumar Sharma'arke, isagoo is-casilaad ka aqbaly Sh. Aden Madobe

Canada: Iskaashi u dhexeeya Yuhuudda iyo Soomaalida

Urur ay leeyihiin Somaalida Canada ayaa ku dhawaaqay qorshe Cusub oo ay isku kaashanayaan Jaaliyaddaha Soomaalida iyo Yuhuudda.

Faarax: Xaalada Somalia way ka sii daraysaa

Faarax Macallin G/K/ baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in kooxaha Islaamiyiintu ay sii adkaynayaan in xal loo helo mushkillada Somalia.

Muqdisho: Dagaallo dhacay iyo qubuurro la bur-buriyay.

Dagaallo iyo duqeyn ayaa ka dhacay Muqdisho. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa bur-buray qubuurraha Sh. Muxyadiin Celi

Dacwad ka Dhan ah Madaxweyne Geelle

Ganacsade caan ah oo u dhashay Djibouti, ayaa dacwad ku soo oogay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo qaar kamid ah qoyskiisa.

Britain: Booqashada Madaxweyne Shariif

Madaxweynaha Somalia Sheekh Sharif Sh. Axmed ayaa wali ku guda jira booqasho uu maalintii labaad ku joogo dalka Britain


Warbixin dheeraada