blank

About VOA | Nala soo xiriir

Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka: Cabdiqani Siciid Carab

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Xoghayaha Guud ee Xiriirka Kubadda Cagta ee Somalia, Cabdiqani Siciid Carab

Warkii oo dhan

Wicitaanka: Xasan Shire Sheekh

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Madaxa Hay'adda Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha ee Bariga Afrika, Xasan Shire Sheekh

Wicitaanka: Ibraahiim Siyaad Yoonis

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargeysa, Ibraahiim Siyaad Yoonis

Wicitaanka: Cabdiqaadir Sh. Cali Ibraahim

Barmaanijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti inoogu ah Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada ee DKMG ee Somalia, Cabduqaadir C. Ibraahim

Wicitaanka: Maxamed Axmed Caalin

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta ee toddobaadkan waxa marti ku ah Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin

Wicitanka: Maxamuud Axmed (Tarzan)

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho

Wicitaanka: Axmed Macallin Fiqi

Barnaamijka maanta waxa marti inoogu ah Taliyaha Nabad-sugidda Qaranka ee DKMG ee Somalia, Axmed Macallin Fiqi

Wicitaanka: Maxamuud Jaamac Sifir

Barnaamijka maanta waxa marti inoogu ah Danjire Maxamuud Jaamac Sifir oo horay ula shaqeeyey Qaramada Midoobay iyo xukuumadihii Somalia

Wicitaanka: Maxamuud Xaashi Cabdi

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi

Wicitaanka: Siciid C. Faahiye (Shaacir)

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Guddoomiyaha CSCM oo ah urur bulshada u adeega oo ka dhisan gobolka Minnesota

Wicitaanka: Cabdisamad Macallin Maxamuud

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Aminga Qaranka ee DKMG ee Somalia, Cabdisamada M. Max'uud

Wicitaanka: Axmed Bile Xasan

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Caddaaladda DKMG ee Somalia, Axmed Bile Xasan (Ugaas Bile)

Wicitaanka: Cabdiraxman M. Cabdillaahi (Cirro)

Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

Wicitaanka Dhageystaha: Dr. Cabdicasiis Sh. Yuusuf

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkan Marti inoogu ah, Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf, wasiirka caafimaadka ee DKMG.

Turks shop at an open air market as part of the preparations for the Muslim holiday of Eid-al-Fitr, which marks the end of the Islamic fasting month of Ramadan, in Istanbul, Turkey, September 29, 2008 (file photo)

Wicitaanka: Sheekh Axmed Cumar (Axmed Taajir)

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay su'aalo la xiriira bisha barakaysan ee Ramadan

Wicitaanka: Imtixaanka Ardayda Soomaalida

Barnaamika Wicitaanka wuxuu ka hadlayaa imtixaanno arday Somali laga qaaday oo uu sharxayo wasirka waxbarashada DKMG, Cabdi Nuur Sheekh

Wicitaanka Dhageystaha: Madaxweynaha Galmudug

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxaa marti inoogu ah, madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin.

Wicitaanka: Xildhibaan Cabdulqaadir Sh. Ismaaciil

Barnaamijka toddobaadkan waxa marti ku ah Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Somalia, Xil. Cabdulqaadir Sh. Ismaaciil

Wicitaanka: Isbedelka Garsoorka Somaliland

Barnaamijkan Wicitaanka Dhageystaha waxaa uu ku saabsan yahay, Isbedelka uu madaxweynaha Somaliland ku sameeyay golihii garsoorka.

Wicitaanka: Heshiisyada Somaliland

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay heshiisyada ay Somaliland la gasho shirkadaha ganacsiga.

Wicitaanka: Xaaladda Soomaalida Yemen

Barnaamijkan waxaynu ku soo qaadaynaa xaaladda Soomaalida ku nool dalka Yemen, oo ay ka jiraan xiisado gaar ahaan magaalada Sanca.


Warbixin dheeraada