Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug Axmed Maxamed Caalin

Madaxweyne Caalin wuxuu barnaamijka uga jawaabayaa su'aallo kala duwan oo ay dhageytayaashu weydiinayaan oo ku saabsan xaalladaha ammaanka, Siyaasasada, Waxbarashada iyo caafimaadka ee maamulka Galmudug.

Madaxweyne Caalin wuxuu sidoo kale barnaamijka uga hadlayaa dagaaladii dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee caasimada maamulka Galmudug.

Barnaamijka oo dhamaystiran midigta sare ee boggan ka dhagayso.