Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystayaasha ee todobaadkan waxaa marti u ah Wasiirka Amniga ee Puntland Cabdulaahi Siciid Samatar.
Wasiirka ayaa ka warrmaya xaaladda amaanka ee Puntland iyada oo ay dhegaystayaasha Barnaamijku ay su'aalo kala duwan oo arrintaasi ku saabsan ay si toos ah u weydiinyeen Wasiirka.
Barnaamijka ka dhegayso midigta sare ee boggan

