Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah oo suaalaha dhagaystayaasha ka jawaabaya Dr. Mahamed Rashiid Sheikh oo ah Gudoomiye-kuxigeenka Xisbiga Kulmiye.
 

Dr Maxamed Rashid wuxuu ka jawaabaya suaallo ku saabsan xiisadihii siyaasadeed ee u dhaxeeyey xisbiyada Somaliland iyo waliba Xisbiga mucaaradka ee Kulmiye.
 

Haddii aad doonaysid inaad barnaamijkan ka qeybgasho, fadlan magacaaga iyo taleefonka lagaa heli karo waxaad ku soo dirtaa emailkeena somali@voanews.com

Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ama midigta sare ee boggan ka dhagayso.