Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah Sh. Maxamed Cusmaan Caruus oo ah Afhayeenka howgalada ururka Xisbul-Islaam.

Sheekh Caruus wuxuu ka jawaabayaa su'aallo la xiriira dagaalladii iyo duqeyntii todobaadkii hore ka dhacay Muqdisho.

Afhayeenka howlgalada Xisbul-Islam Sh. Cusmaan Caruus wuxuu sidoo kale ka jawaabayaa su'aallo ku saabsan xiriirka Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam.

Barnaamijka oo dhamaystiran midigta sare ee boggan ka dhagayso.