Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah wasiir-ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha Kenya, ahna xubin ka tirsan barlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale.

Mudane Aadan Barre, wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo kala duwan oo dhagaystayaashu ay ka weydiinayaan xaallada nololeed ee gobolka waqooi bari Kenya.

Barnaamijka oo dhamaystiran midigta sare ee boggan ka dhagayso.