Sanad kasta March 08, Haweenku waxay u dabaal degaan Maalinta Haweenka Caalamka.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa iyaguna sanad walba sameeya hawlo badan oo ay ugu diyaar garoobaan u dabaal degga maalintaasi.

Haddaba Haweenka Soomaaliyeed ayaa sanadkan sidoo kale ku hawlan hawlo badan oo ku aadan wacyigelinta dhanka nabadda.

Barnaamijkeenna Wicitaanka Dhageystaha oo todobaadkan mowduucaasi ku saabsan ayaa waxaa marti inoogu ah Canab Xasan Cilmi, guddoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.