Barnaamijka maantu waxa uu ku saabsan yahay QAADKA, iyada oo toddobaadkan dad Soomaali ah lagu soo eedeeyey ka ganacsiga iyo haysashada qaadka

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso