Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha oo ay inoo soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aaden waxaa maanta marti noogu ah Sh. Xasan Daahir Aways.

Xasan Daahir Aways ayaa ka jawaabaya su'aalo badan oo khuseeya, siyaasadda Soomaaliya ee xiligan, dagaallada iyo suura-galnimada in wadahadal lagu dhameeyo colaadaha.

Barnaamijka oo maqal ah halkan ka dhagayso.