Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha, oo ay todobaadkan noo soo diyaarsiyay Fatxiya Maxamed Cabsiiye waxa marti ku ah Madaxwaynaha Dawlad-goboleedka Soomeeliyeed ee Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamed.
Madaxwayne Cabdiraxman waxa uu dhagaystayaasha uga jawaabay su’aalo badan oo khuseeya xiriirka federaalka iyo maamulkiisa, ku dhaqanka shareecada islaamka, arimaha burcad-badeedda, tahriibka, arinta gobolka Sool iyo barnaamijka dimuqraadiyaynta ee maamulkiisa.
Midigta sare ee boggan ka dhagayso Wicitaanka Dhagaystayaasha.

