Barnaamijka Hambalyada Heesaha waxaa dhageysataan maalin kasta oo Sabti ah. Waraaqaha tahniyadaha iyo Heeso ayaad ku maqashaan.