Barnaamijka Hambalyada iyo heesaha oo ay soo jeediyaan Ibraahim Xasan Danduray iyo Khadra Guray waxaan ku soo gudbiyaa salaamaha iyo tahniyadaha aad hawada iskaga gudbisaan iyo waliba heeso kala duwan oo isugu jira kuwii hore, kuwii dhexe iyo waliba kuwa cusub.

Haddii aad doonaysid inaad barnaamijkan waraaqo u soo dirtid fadlan ku soo hagaajiya Somali@voanews.com