Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waa todobaadle aad dhagaysataan Sabti walba, basle aad Internetka ka heli kartaan xilli walba.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyay Khadra Gurey iyo Ibraahim Xasan Daanduray, waxaadna ka maqli kartaan salaamaha ay dhagaystayaashu isu tabiyaan iyo heesaha ay isku dalbaan.
Midigta sare ka dhagayso barnaamijka xiisaha leh ee Hambalyada iyo Salaamaha.

