Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo aalaaba ay halkan ka soo gudbiyaan Ibraahim Xassan Daanduray iyo Khadra Gurey, waxaa todobaadkan dhinaca heesaha ka qeyb galaya mid ka mid fanaaniinta kooxda Durdur Sahra Dawo.

Barnaamijkan haddii aad doonaysid inaad waraaqo u soo dirtaan fadlan ku soo hagaajiya

Somali@voanews.com