Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha todobaadkan waxaa ka marti ku ah fanaanka weyn ee Soomaaliyeed Cabdalla Yuusuf Hanuuniye oo ku sugan Dalka Denmark. Barnaamijkan oo ay alaaba isku soo dubaridaan halkan sida wadajir ah uga soo gudbiyaan Khadra Guray iyo Ibraahim Xasan Daanduray waxaad sidoo kale ku maqlaysaan waraaqaha salaamaha iyo tahniyadaha ay dhagaystayaashu hawada isaga dirayaan iyo waliba heeso dabacsan

Fadlan hadii aad doonaysid inaad barnaamijkan warqado u soo dirsatid ku soo hagaaji:somali@voanews.com.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka oo dhamaystiran.