Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo aalaaba ay halkan ka soo gudbiyaan Ibraahim Xassan Daanduray iyo Khadra Gurey, waxaa todobaadkan dhinaca heesaha ka qeyb galaya mid ka mid abwaaniinta Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Rashiid Bullo Ibraahim.

Barnaamijkan haddii aad doonaysid inaad waraaqo u soo dirtaan fadlan ku soo hagaajiya

Somali@voanews.com