Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaa aad VOA-da ka dhageystaan galab kasta oo Sabti ah,
Barnaamijka ayaad waxad ku maqli doontaan, hambalyada iyo heesaha ay dhagaystayaashu isku tabiyaan iyo waliba heesihiina iyo dalabaadkiina.
Qeybta hoose ama midigta sare ee boggan ka dhagayso Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha.

