Barnaamijka waxaa ku marti ah Sawir Qaade Cabdi Rooble oo ka mid ahaa 14 qof oo abaalmarin lagu guddoonsiiyay aqalka cad ee Maraykanka.
Warkii oo dhan
Toddobaadkan waxaa barnamaijka marti ku ah C/qani Wacays, safiirka Somalia ee Libya oo ka hadlaya xaaladda Somaalida Libya iyo tahriibka
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Saciid Saalax Axmed oo ah barre luqadda Soomaaliga ka dhiga jaamacadda Minnesota.
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkna ku marti ah Ra'iisul wasaaraha DKMG ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali.
Barnaamijka Martida waxaa maanta ka qeybgalaya Afhayeenka guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda Somaliland Xasan Axmed Ducaale.
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Gaas oo todobaadkan marti ku ahaa barnaamijkeena Martida Makrofoonka
Barnaamijka waxaa marti ku ah Shukri Xaaji Ismaacil Bandare oo xalay magaalada New York lagu guddoonsiiyay abaalmarin caalami ah.
Barnaamijka waxaa marti ku ah C/casiis Sugule oo ah madaxa midowga shirkaddaha xawaaladaha ee gobolka Minnesota.
Ra'iisul-wasaarihii hore Max'ed C/laahi Farjaamo ayaa barnaamijkan Martida uga hadlayaa faragelinta Ethiopia iyo Kenya ee Soomaliya
Toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Prof Saciid Samatar oo nagu soo booqday xarunta VOA ee magaalada Washington
Toddobaadkan waxaa barnaamijka martida Makrafoonka ku marti ah Xasan Sh. Max'ed oo ka tirsan bulshada rayidka ah oo ku sugan Nairobi
Cabdullaahi Saciid Samatar ayaa sheegay in Sugidda Amniga Puntland ay u baahanyahay dad aqoon u leh
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Max'ud Axmed Nuur (Tarsan) oo ah guddoomiyaha gobolka Benaadir
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan ku marti ah madaxweynaha maamulka Galmudug Max'ed Axmed Caalin
Martida Makrafoonka waxaa toddobaadka marti ku ah Dr Max'ed Yuusuf oo ah agaasimaha cisbitaalka Madiina ee Muqdisho.
Barnaamijkan waxa mari ku ah Max'ed Macalin oo ah wasiirkii hore ee Khamuusaysiga Khayraadka Badda DKMG oo ka hadlay xadka Badda Somalia
Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee DKMG Cabdisamad Macallin Max'uud
Raisal-wasaare Cabdiweli Max'ed Cali ayaa soo booqday VOA wuxuuna marti ku yahay barnaamijka Martida Makrafoonka.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Pro. Michael Weinstein oo cilmiga siyaasadda ka dhiga jaamacadda Purdue ee Indiana
Dayib Max'uud Sh. Axmed, waa madaxweynaha maamul-goboleedka Mareeg, wuxuuna marti ku yahay barnaamijka Martida Mickrafoonka ee VOA
Max'ed Qanyare Afrax wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa xaaladda Muqdisho iyo in hoggaamiye-kooxeedyadii ay soo noqon karaan iyo in kale.