Barnaamijka Martida Makrafoonka todobaadkan waxaa marti u ah , Guddoomaiyaha Bisha Cas ee Soomaaliyeed Dr Axmed Maxamed Xasan oo ku sugan magaalada Nairobi.

Guddoomiyuhu waxaa uu ka warramayaa Taariikhda Bisha Cas ee Soomaaliyeed, waxaana uu faallo ka bixinayaa waxyaabaha ay qabato  Bisha Cas iyo dhibaatooyinka Horyaalla.