Barnaamijka Martida Micrafoonka ee Todobaadkan waxaa marti ku ah Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Md Sharmaarke wuxuu barnaamijkan uga jawaabaya suaallo kala duwan oo dhinacyo badan taabanaya.
Ra'iisal-wasaaruhu waxaa suaalaha uu ka jawaabayo ka mid ah arrimaha Burcad-badeedda, Dib-u-heshiisiinta, Ciidamada AMISOM iyo waliba kuwa kale.
Middigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka Martida Micrafoonka oo dhamaystiran

