Kaaliyaha cusub ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Africa, Jonnie Carson ayaa todobaadkan Marti u ah Barnaamijka.
Waraysigan oo uu la yeeshay Cabdiraxmaan Yabarow ayaa waxaa uu kaaliyuhu kaga warramayaa arrimo badan oo ku saabsan siyaasadda Maraykanka ee ku aadan xaaladda Soomaaliya, waxaana uu sidoo kale ka warramayaa mawqifka dawladda Maraykanka ee ku aaddan dagaalada Muqdisho iyo arrimo kale oo xiiso badan.
Ka dhegayso Barnaamijka midigta sare ee boggan

