Lahaanshaha: ASSOCIATED PRESS
Waa qeybtii Afraad ee barnaamijyo aan uga hadlayno shirka London ka dhacaya ee arrimaha Somalia iyo waxa la fili karo inay ka soo baxan.
Warkii oo dhan
AMISOM ayaa sheegtay inay Muqdisho ka bilaabayso mashaariic kala duwan oo qiimo ahaan ku kacaya in kabadan 4.5 million dollars.
Xoghayaha arr. dibedda iyo wasiirka Britain ee Afrika, William Hague iyo Henry Bellingham ayaa London kula kulmay Qurbo-joogta Soomalid
Dhinaca kalena, Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DKMG ee Somalia ayaa sheegay in Ururku uu dad shicib ah bartilmaameedsaday
In ka badan 18 ruux ayaa dhintay kaddib markii qarax ismiidamin ahuu galabta ka dhacay meel u dhow Hotel Muna ee magaalada Muqdisho.
Shacabka magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa cabasho xooggan ka muujiyay bandow magaalada saaran maalintii gelinka hore
Waa qeybtii labaad ee barnaamijyada aan uga hadlayno shirka London lagu qaban doono dhamaadka bishan ee looga hadlayo arrimaha Soomaliya
Ergayga Midowga Africa ee arimaha Somaliya ayaa sheegay inay ku rajo weynyihiin xal u helidda qilaafka Baarlamanka
Waa qeybtii Sadexaad ee barnaamijyada taxanaha ah ee aan uga hadlayno shirka dhawaan lagu qaban doono magaalada London.
Dhaqanka iyo Hidaha todobaadkan waxuu ku saabsanyahay kaftankii ooridii gabyaaga Cali dhuux
Dagaal culus ayaa maanta ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada deeggaanka ku dhexmaray deeggaanka Sool-joogto ee duleedka Buuhoodle
Daraasad laga soo saaray Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Soomaalida degan Finland ay faquuqid kala kulmaan dadka Finish-ka ah.
Wiil Somaali Maraykan ah ayaa maxkamad Minnesota ah ka horqirtay inuu lacago u ruruuriyay dhalinyararadii ku biirtay kooxda Al-shabaab
Wasiirka Britain ee arimaha Africa Henry Bellingham ayaa VOA siiyay wareysi uu uga hadlayo shirka London.
Madaxweynaha DKMG ee Somalia ayaa guddoomay furihii dhismihii weynaa ee Bacadlihii degmada Xamar-weyne ee gobolka Benaadir.
Waa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya waxa laga fili karo shirka London ee Soomaalida loogu qabanayo dalka Britain dhamaadka bishan
RW Somalia ayaa sheegay in waxyaabaha kulankaas lagaga hadlay ay ka mid yihiin shirka London, sidii KMG loo dhameyn lahaa iyo nabadgelya
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in xiriirka labada dhinac uu caadi yahay oo uuna wax mad-madow ahi jirin
Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka, L. Panetta ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Israel laga yaabo inay Iiraan weerarto bilo gudahood
Dalka Turkiga ayaa dalka Somalia ka bilaabay mashaariic dhowr ah oo horumarin iyo waxbarasho iskugu jira
DKMG ayaa bilowday howlgal ay dadka uga saarayso guryihii iyo xarumihii dowladda ee magaalada Muqdisho.