Qeybtan Shannaad ee barnaamijka taxanaha ah ee wax-soosaarka beeraha Soomaaliya waxaan ku soo qaadanaynaa xaladda wax soo saarka beeraha ee Puntland iyo Somaliland

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.