Waa barnaamijka dhaqanka iyo Hiddaha qeybtiisii 41-aad. Barnaamijkan oo uu soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa waxay qeybtan maanta ka hadlaysaa adeegsida weedhaha qaar oo ay wariyeyaasha qaarkood si aan sax ahayn u isticmaalaan.