Waa qeybtii 52-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkana wuxuu ku saabsan yahay libaaxa iyo fikradihii ay Soomaalidii hore ka qabtey iyo sidii ay maansadoodii hore ugu tilmaameen.
Waa qeybtii 52-aad, waxayna ku saabsan tahay libaaxa iyo Soomaalidii hore iyo sidii maansooyinkiii hore loogu tilmaamey.
Waa qeybtii 52-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkana wuxuu ku saabsan yahay libaaxa iyo fikradihii ay Soomaalidii hore ka qabtey iyo sidii ay maansadoodii hore ugu tilmaameen.
Dhaawacyada Qaraxii Tiyaatarka
Daawo Safarkii Ban ee Muqdisho