Haddaba Doodda Gaaban ee Maanta waxay ku saabsan tahay;

Dagaalka ka dhacay Galgala ma rabshaddo ay samaynayaanbaa kooxda Maleeshiyada Sheekh Attam mise waa kacdoon dadweyne oo ka dhan ah mas'uulliyiinta maamul-goboleedka Puntland.