Boggan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Qabyo-Qoraalka Dastuurka cusub ee Soomaaliya loo samaynayo.
Waa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaaliyeed.
Boggan gaarka ah kala soco barnaamijyada, warbixinnada iyo wararka la xiriira shirka arrimaha Soomaaliya ee magaalada London.
Waa barnaamijyo ka kooban 6 qeybook oo ka hadlaya xaaladda wax-soosaarka beeraha Soomaaliya.
Toban Sano ayaa ka soo wareegatay weerarkii 11-kii September 2001-dii lagu qaaday dalka Maraykanka, Dhageyso barnaamijyo ku saabsan.
Idaacadda VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya aas-aaskii kooxda Al-Shabaab.
Geeska Afrika waxaa ka dhuftay abaaro saameeyay nolosha iyo duunyada ku nool deeggaano badan oo ka tirsan Somalia, Kenya iyo Ethiopia
Akhbaaraadka la xiriirra
Suudaanta Koonfureed ayaa noqonaysa dal cusub kaddib markii ay dadku go'aansadeen inay ka go'aan Sudan inteeda kale.
Kulamadii madaxda Soomaalida ee magaalada Kampala waxaa ka soo baxay heshiis, kaasoo ay Siyaasiyiin iyo Soomaalida kaleba ay ka hadleen.
Somaliland ayaa u dabaal degtay munaasabada 18-ka May, 20 sano ka dib markii ay ku dhowaaqday inay gooni uga go'day Dalka Soomaaliya.
Hawlgal ay qaadeen ciidamada Maraykanka waxay ku dileen hoggaamiyihii al-Qaacida Osama Bin Laden, guri ku yaalla Attobbad ee Pakistan.
Daawooyinka la geeyo dalka Soomaaliya waxaa la sheegay inay ku jiraan kuwo badan oo been abuur ah, kuwaasoo tayadoodu ay aad u hooseyso.
Waa barnaamijyo 5 qeybood ah oo ka hadlaya isbeddellada ka dhacay Soomaaliya 20-kii sanno ee la soo dhaafay iyo qurbo-joogta doorkooda.
Waa Barnaamijyo ka kooban shan qeybood oo ku saabsan socdaalka tahriibta ah ee ay Soomaalidu qurbahaku gasho, kaasoo aad u dhib badan.
Waa Barnaamijyo taxane ah oo ka kooban shan qeybood kuwaasoo aan uga hadlayno ciyaaraha Caalamka iyo Somalia.
Waa Barnaamijyo Taxane ah oo ku saabsan Kacdoonka ka jira dalalka Carabta qaarkood.
Waa Barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya raadadka ay dagaalladu ku reeeban maskaxda dadka.
VOA waxay idiin soo gudbineysaa 5 barnaamij oo taxane ah oo ka hadlaya sababihii dhaliyay burburkii dowladnimada Soomaaliya.
Waa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya qaabka ay wax u bartaan dadka Naafada a.
Waa Barnaamijyo ka kooban shan qeybood oo ka hadlaya Soomaalida ku jirta Xabsiyda Maraykanka.
Waa Barnaamijyo gaar ah oo aan ku eegayno abaaraha baaxadda leh ee ka taagan deegaannada Soomaalida.
Waa barnaamijyo ka kooban shan qeybood oo ka hadlaya nolosha iyo waayaha ay la kulmaan hablaha Soomaaliyeed.
VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka kooban shan qeybood kuwaasoo ka hadlaya dagaalka badda ee Somalia.
Akhbaaraadka la xiriirra
Waxaan boggan idinku soo gudbinaynaa warar, wareysiyo, iyo warbixinno ka hadlaya qalalaasaha kala duwan ee ka jira Puntland.
Waa barnaamijyo ka hadlaya xaaladdihii kala duwanaa ee Somalia soo martay 50-kii sanno ee ka soo wareegatay xornimada Somalia.
Somaliland waxaa 26-ka bishan June ka bilaabmaya doorashooyinka Madaxtinimo.
Waa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool goobaha dagaallada iyo waliba qurbaha.
Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.