blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Madadaalo

Barnaamijyada Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu soo diyaariyo soona gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu ku saabsan yahay taariikhda dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliya iyo kaalinta Suugaanta Soomaalidu ay kaga jirto nolosha Soomaalida.

Dhaqanka iyo Hiddaha:(Kaftankii Afadii Cali Dhuux ) (Q-96aad)

Dhaqanka iyo Hidaha todobaadkan waxuu ku saabsanyahay kaftankii ooridii gabyaaga Cali dhuux

Dhaqanka iyo Hiddaha (Q-95aad )

Diinwaanka Taariikhda Casriga ah ee Soomaalida.

Dhaqanka iyo Hiddaha:(Murtida Guur Doonka) (Q-94aad)

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee galabta ayaa eegaya qaar ka mid ah murtidii ay raggii hore ee Guur doonka ahaa

Dhaqanka iyo Hiddaha: Maaweelada Caruurta (Q-93aad)

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha ee maantu waxa uu ku saabsan yahay in la hadalka iyo maaweelinta dhalaanku ay faa'iido u leedahay ubadka

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-92aad (Sheeko Caruureed)

Barnaamikeenan ayaa ka hadlay sheeka caruureedkii caanka aheyd ee Dawacadii Khiyaantay Yaxaaska

Dhaqanka iyo Hidaha Q-91aad (Sheeko Caruureed)

Barnaamihkeena Dhaqanka iyo Hidaja ee todobaadkan

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-90aad (Dhalashada Gabdhaha)

Barn: dhaqanka iyo Hidaha oo ku saabsan sida aan dhaqanka Soomaalida loo soo dhaweyn dhalashada gabar ku soo biirta reeraha

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-89-aad (Suugaanta Hooyooyinka Soomaalida )

Barn: dhaqanka iyo Hidaha ee todobaadkan oo ku saabsan suugaanta hooyooyinka Soomaalidu ay u tiriyaan ubadkooda

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-88aad (Suugaanta Caruurta)

Waa barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha qeybtii 88aad. Qeybtan waxay ka hadlaysaa suugaanta carruurta ee hooyada Soomaaliyeed ay curiso.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-87-aad (Suugaanta Dumarka)

Waa qeybtii 87-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan ka hadlaysa suugaanta ay dumarka Soomaalidu ku caanbaxeen.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q86-aad (Maansada Adhiga Q-2)

Waa qeybtii 86aad ee Dhaqanka iyo Hiddaha oo todobaadkan ku saabsan qeybta labaad ee maansada waxtarka adhiga.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-85aad (Maansada Waxtarka Adhiga)

Waa qeybtii 85aad ee Dhaqanka iyo Hiddaha waxayna toddobaadkan ka hadlaysaa maansooyinka waxtarka xooluhu leeyihiin, gaar ahaan adhiga

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-84aad (Dhalinyaradii Hore iyo Halxiraalaha)

Waa qeybtii 84-aad ee Dhaqanka iyo Hiddaha oo ka hadlasya dhallinyaradii hore siday isu halxiraalayn jireen wakhtiga guurka

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-83aad (Maansada Halxiraalaha)

Waa qeybtii 83-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan ku saabsan maansooyinka la xiriira xalxiraalayaasha.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 82-aad (Maahmaahyada)

Waa qeybtii 82-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan aan idiinku hayno qeyb kale oo ka mid maahmaahyada

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 81-aad (Hal Xiraalaha)

Waa qeybtii 81-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan aan idiinku hayno qeyb kale oo ka mid halxiraalayaasha

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 80-aad (Maahmaahyada)

Waa qeybtii 80-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan aan idiinku hayno qeyb kale oo ka mid ah maamhmaahyada

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-79aad (Sheekooyinka Sarbeebta)

Barnaamijkan waxaad ku maqlaysaan gabay iyo sheekooyin sarbeeban.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-78aad

Waa qeybtii 78-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan aan idiinku hayno qodobo kale duwan.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-77aad (Dhamaadka Sheekadii Mataan Ciideed)

Dhaqanka iyo Hiddaha toddobaadkan waxaad ku maqlaysaan qeybtii ugu danbeysay ee sheekadii Mataan Ciideed.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-76aad (Sheekadii Mataan Ciideed Q-9aad)

Dhaqanka iyo Hiddaha toddobaadkan waxaad ku maqlaysaan Q-9aad ee sheekadii Mataan Ciideed.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-75aad (Sheekadii Mataan Ciideed Q-8aad)

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay qeybtii 8aad ee sheekadii Mataan Ciideed

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-74aad (Sheekadii Mataan Ciideed Q-7aad)

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay qeybtii 7aad ee sheekadii Mataan Ciideed.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-73aad (Sheekadii Mataan Ciideed Q-6aad)

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay qeybtii 6aad ee sheekadii Mataan Ciideed.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 72aad: Sheekadii Mataan Ciideed (Q.5aad)

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay qeybtii 5aad ee sheekadii Mataan Ciideed.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 71aad: Sheekadii Mataan Ciideed (Q.4aad)

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay qeybtii 4aad ee sheekadii Mataan Ciideed.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 70aad: Sheekadii Mataan Ciideed (Q.3aad)

Qeybtan Saddexaad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, waxay ku saabsan tahay isla sheekadii Mataan Ciideed.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 69aad: Sheekadii Mataan Ciideed (Q.2aad)

Qeybtan labaad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, waxay ku saabsan tahay isla sheekadii Mataan Ciideed.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 68aad: Sheekadii Mataan Ciideed

Barnaamijkan Dhaqanka iyo Hiddaha waxa uu ku saabsan yahay sheekadii Mataan Ciideed oo ahaa nin la waayay cid ka nabad gasha.

Dhaqanka iyo Hiddaha (Q-67aad): Suugaanta Baadi-goobka Xoolo Lumay

Barnaamijka maantu wuxu ku saabsan yahay suugaanta ay suuugaanyahanadu adeegsan jireen markii ay baadi goobayaan xoolo ka lumay

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 66aad: Habaarkii maansayahanka Axmed Maxamed

Barnaamijkan Dhaqanka iyo Hiddaha, waxa uu ku saabsan yahay, wixii kala dhexmaray Maasayahankii Axmed Maxamed iyo Fashistihi Talyaaniga.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 65aad: Sida uu ku yimd Geeraarka

Barnaamijkan Dhaqanka iyo Hiddaha waxa uu ku saabsan yahay, sida uu yimid Geeraarka.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 63aad: Habaarka Wadaadkii Gabyaaga

Qeybtan Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxay ku saabsan tahay, wadaad gabyaa ahaa oo habaartamay. dhageyso sababta uu u habaartamay.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 62aad: Habaarka Gabyaagii Xasan Shiil

Qeybtan Dhaqanka iyo Hiddaha waxay ku saabsan tahay Habaarkii gabyaagii la oran jiray Xasan Shii, Allaha u Naxariisteel.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybti 61aad: Habaarka Gabyaaga

Qeybtan barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxay ku saabsan tahay habaarka gabyaaga.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 60aad: Cali Dhuux (Qeyb 2)

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha wuxuu ku saabsan yahay qeyb lahaad oo aynu kaga sheekeyneyno duullaamadii uu qaadi jiray Cali Dhuux.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 59aad: Cali Dhuux

Qeybtan waxay ku saabsan tahay nin aan dan ka gelin xeerkii culimadii iyo bulshadii hore iyo habaarkoodii, kaasoo ah Cali Dhuux.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 58aad (Wadaad iyo Waranle)

Qeybtan 58aad ee Dhaqanka iyo Hiddaha waxay ku saabsan tahay qeybaha qarniyaalo Soomaalida loo qeybin jiray ee Wadaad iyo Waranle.

Dhaqanka iyo Hidda Qeybtii 57aad: Habaarka (Q-5)

Qeybtan 57aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxay ku saabsan tahay wax tarka wadadaada iyo sidii looga baqi jiray habaarkooda.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 56-aad: Habaarka (Q-4)

Qeybtan 56-aad ee Hiddaha iyo Dhaqanka waxay ku saabsan Habaarka waana qeybtii 4-aad

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 55-aad (Habaarka Q-3)

Qeybtan 55-aad ee Dhaqanka iyo Hiddaha waa qeyb kale oo ku saabsan Habaarka.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 54-aad (Habaarka Q-2)

Waa qeybtii 55-aad ee Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan ku saabsan habaarka iyo dhaqan ahaan, sida ay Soomaalidu u aragto.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 53-aad (Habaarka Q-1)

Waa qeybtii 53-aad oo maanta ka hadlaysa waa maxay Habaarku, dadka habaarkooda laga baqaanse waa kuwee?

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 52-aad (Libaaxa)

Waa qeybtii 52-aad, waxayna ku saabsan tahay libaaxa iyo Soomaalidii hore iyo sidii maansooyinkiii hore loogu tilmaamey.

Dhaqanka iyo Hiddaha: Qeybtii 51aad (Warbaahinta iyo Erayada Af-Soomaaliga)

Qeybtan 51aad waxay ku saabsan yahay erayga Hawlo-shaqo iyo farqiga u dhexeeya erayada Dawlad iyo Xukuumad

Dhaqanka iyo Hiddaha: Qeybtii 50aad (Adeegsiga Erayga BEEL)

Qeybta 50aad ee barnaamijka maantu waxa uu ku saabsan yahay macnaha iyo adeegsada erayga BEEL

Dhaqanka iyo Hiddaha: Qeybtii 49aad (Warbaahinta iyo Erayada Af-Soomaaliga)

Qeybta 49aad ee barnaamijka maantu waxa uu ku saabsan yahay Afsoomaaliga iyo qaladaadka warbaahintu gasho

Dhaqanka iyo Hiddaha: Qeybtii 47aad (Dhibta Abaarta)

Qeybtan 47aad waxay ka hadlaysaa colaadda ay abaartu ka dhex abuurto qoysaska Soomaalida xiliyada ad-adag

Dhaqanka iyo Hiddaha: Qeybtii 46aad (Warbaahinta iyo Erayada Af-Soomaaliga)

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay warbaahinta iyo adeegsiga erayada Af-Soomaaliga.

Dhaqanka iyo Hiddaha: Qeybtii 45aad (Hibada Hal-Abuurayaasha)

Barnaamijkan Dhaqanka iyo Hiddaha wuxuu ku saabsan yahay hibada Rabbi uu ku manneystay Hal-Abuurayaasha Soomaaliyeed ee tiriya maansada.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 44-aad (Gabayada Roobdoonka 3)

Qeybtan 44aad waxay iyaduna ka hadlaysaa gabayada la tiriyey xiliga roobdoonka

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 43-aad (Gabayada Roobdoonka 2)

Qeybtan 43aad waxay ka hadlaysaa gabayada la tiriyey marka bulsho ay abaari haleesho, waa gabayada roobdoonka.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 42-aad (Gabayada Roobdoonka 1)

Qeybtan 42aad waxay ka hadlaysaa gabayada la tiriyey marka bulsho ay abaari haleesho, waa gabayada roobdoonka.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-41 (Warbaahinta iyo Afsoomaaliga 6)

Waa qeybtii 41-aad, waxayna ka hadlaysaa adeegsida weedhaha qaar oo wariyeyaasha qaarkood ay si aan sax ahayn u isticmaalaan

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-40aad

Waa qeybtii 40-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxayna ka hadlaysaa Geeridii Ugaas Xuseen & baroordiiqdii walaalkiis; Raage Ugas

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-39aad

Waa qeybtii 39-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-38-aad (Suugaanta Xabsiga 2)

Waa qeybtii 38-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ku saabsan gabyaaga iyo nolosha xabsiga.

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-37-aad (Suugaanta Xabsiga)

Waa qeybtii 37-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka hadlaysaa gabayada ay tiriyaan suugaanyahannada lagu xiro xabsiyada.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 36-aad

Waa qeybtii 36-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka hadlaysaa nabadayntii gobolka Mudug sannadkii 1950kii

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 35-aad (Warbaahinta iyo Af-Soomaaliga Q-5)

Waa qeybtii 35-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka hadlaysaa Warbaahinta Af-Soomaaliga ku hadasha iyo gefafkooda xagga afka ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 34-aad (Warbaahinta iyo Af-Soomaaliga Q-4)

Waa qeybtii 34-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka hadlaysaa Warbaahinta Af-Soomaaliga ku hadasha iyo gefafkooda xagga afka ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 33-aad (Warbaahinta iyo Af-Soomaaliga Q-3)

Waa qeybtii 33-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka hadlaysaa Warbaahinta Af-Soomaaliga ku hadasha iyo gefafkooda xagga afka ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 32-aad (Warbaahinta iyo Af-Soomaaliga Q-2)

Waa qeybtii 32-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka haadlaysaa Warbaahinta Af-Soomaaliga ku hadasha iyo gefafkooda xagga afka ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 31-aad (Warbaahinta iyo Af-Soomaaliga)

Waa qeybtii 31-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka hadlaysaa Warbaahinta Af-Soomaaliga ku hadasha iyo gefafkooda xagga afka ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 30-aad (Maahmaahda iyo Maansada)

Waa qeybtii 30-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha. Qeytani waxay ka hadlaysaa xiriirka ka dhaxeeya maahmaahda iyo maansada

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 29-aad (Xoolaha iyo reer Miyiga)

Waa qeybta 29-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, qeybtana waxay ka hadlaysaa reer miyiga iyo sida ay xoolaha ukala jecelyihiin.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 28-aad (Maahmaahyo kala duwan)

Waa qeybtii 28-aad ee barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. Qeybtani waxay ka hadlaysaa maahmaahyada kala duwan ee Soomaalida.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 27-aad (Maahmaahda iyo Gabayga)

Waa qeybtii 27-aad ee barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. Qeybtani waxay ka hadlaysaa maahmaahyada iyo gabayada.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 26-aad (Maahmaahyada Gabayga lagu Dhex Milo)

Waa qeybtii 26-aad ee barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. Qeybtani waxay ka hadlaysaa maahmaahyada iyo gabayada.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 25-aad (Geesinimada sida Libaaxa)

Waa qeybtii shan iyo labaatanaad ee dhaqanka iyo hiddaha. Toddobaadkan waxay ka hadlaysaa geesinimada iyo maahmaahda libaaxa.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 24-aad (Maahmaahda iyo Gabayga)

Waa qeybtii afar iyo labaatanaad ee dhaqanka iyo Hiddaha. Todobaadkan waa sida maahmaahyada loogu xoojiyo gabayada.

Dhaqanka iyo Hiddaha qeybtii 23-aad (Sheeko-xariirta iyo Gabayga Q-3aad)

Waa qeybtii saddex-iyo-labaatanaad ee dhaqanka iyo hiddaha. Todobaadkani waa sheeko-xariirta iyo gabayga qeybtii 3-aad

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 22-aad (Sheeko-xariirta iyo Gabayga Q-2aad)

Waa qeybtii labo-iyo-labaatanaad ee dhaqanka iyo hiddaha. Todobaadkani waa sheeko-xariirta iyo gabayga qeybtii 2-aad

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 21-aad ( Sheeko-xariirta iyo Gabayga)

Waa qeybtii kow-iyo-labaatanaad ee dhaqanka iyo hiddaha. Todobaadkani waa sheeko-xariirta iyo gabayga iyo sida la isugu dhexdari karo

Dhaqanka iyo Hiddaha qeybtii 20-aad (Suugaanta iyo Qalabka Casriga Q-2aad)

Waa qeybtii labaatanaad ee dhaqanka iyo hiddaha. Toddobaadkana waa suugaanta ka hadlaysa qalabka casriga ah qeybteedii 2-aad

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 19-aad (Suugaanta iyo Qalabka Casriga)

Waa qeybtii 19-aad ee Hiddaha iyo dhaqanka. Toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa suugaanta Soomaalida iyo qalabka casriga ee dunida.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 18-aad (Sugaanta Jacaylka Q-2aad )

Waa qeybtii sideed iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waa dareenkii jaceyl ee soo maray suugaanyahanada qeybteedii 2-aad

Dhaqanka iyo Hidhaha (Suugaanta Jacaylka)

Barnaamijka todobaadkani waxa uu si gaar ah uga hadlayaa suugaanta jacaylka iyo isbedelka suugaanta ku yimid xiliyo dhexe

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 16-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-7aad)

Waa qeybtii lix iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay waqtigii gobanimadoonka qeybteedii 7-aad

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 15-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-6aad)

Waa qeybtii sha iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay waqtigii gobanimadoonka qeybteedii 6-aad

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 14-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-5aad )

Waa qeybtii afar iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay waqtigii gobanimadoonka qeybteedii 5-aad

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 13-aad (Suugaantii Goba-nimadoonka Q-4aad )

Waa qeybtii saddex iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay waqtigii gobanimadoonka qeybteedii 4-aad

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 12-aad (Suugaantii Goba-nimadoonka Q-3aad )

Waa qeybtii labo iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay xilligii gobanimadoonka qeybteedii 3-aad

Dhaqanka iyo Hiddaha Qaybtii 11-aad (Suugaantii gobonimodoonka Q-2aad)

Waa qeybtii kow-iyo-tobnaad ee dhaqanka iyo hiddaha. waana qeybtii labaad ee suugaantii la tiriyay xilligii gobonimadoonka.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 10-aad (Suugaantii Gobanimo-doonka)

Waa qeybtii tobnaad ee Barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. Toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa suugaantii la tiriyay xilligii gobanimo-doonka.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 9-aad (Suugaanta Libidhay)

Waa qeybtii sagaallaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waxa uu ka hadlayaa suugaantii ku luntay qoraal la'aanta Af-Soomaaliga

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 8-aad (Maanso-curinta)

Waa qeybtii sideedaad ee barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa awoodda curinta maansooyinka.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 7-aad (Heellada Q-2aad)

Waa qeybtii toddobaad ee barnaamijk dhaqanka iyo hiddaha. Toddobaadka waa qeybtii labaad ee Heellada iyo doorka ay ku leedahay dhaqanka.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 6-aad (Heellada)

Waa qeybtii lixaad ee barnaamijka dhaqanka iyo hidddaha. Todobaadkan wuxuu ka hadlayaa belwada iyo heellada.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 5-aad (Heesaha)

Waa qeybtii 5-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha. Todobaadkan wuxuu ka hadlayaa Heesaha iyo qeybaha ay u kala baxaan.

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 4-aad (Deelqaafka)

Waa qeybtii afraad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha. Todobaadkan waxaa uu ku saabsan yahay Deelqaafka

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 3-aad (Jiiftada)

Waa Qeybtii Saddexaad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha. toddobaadkana waxaan uu ku saabsan yahay Jiiftada ama Masafada

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 2-aad (Geeraarka)

Barnaamijyada Dhaqanka iyo Hiddaha oo ah kuwo taxane ah, waxaa todobaadkan looga hadlayaa GEERAARKA

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 1-aad (Gabayada)

Qeybta koowaad ee barnaamijka Dhaqanka iyo hiddaha waxaa looga hadlayaa GABAYADA.

Dhageysiga Idaacaddaha

Warbixinno iyo Wareysiyo

Sawirro: Qaraxii Muqdisho

Barnaamij Gaar ah

To view this site, you need to have Flash Player 9.0.115 or later installed. Click here to get the latest Flash player.