Waa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya qaabka ay wax bartaan dadka naafada ah ee ku nool geyiga Soomaalida. Barnaamijyadan waxay ka kooban yihiin shan qeybood.
Qeybtan 5aad waxay ku saabsan guubaabo ay xubnaha naafada ah iyo hawlwadeenada waxbarashada gaarka ah ay usoo jeedinayaan bulshoweynta
Qeybtan 4aad waxay ku saabsan tahay waxqabadka dhabta ah ee wasaaradaha waxbarashada ee maamulada Bariga Afrika
Qeybtan 3aad waxay ka hadlaysaa horumarka ay iskuulada waxbarashada gaarka ahi ka sameeyeen barista ardayda naafada ah
Waa barnaamijyo taxane ah oo ay Idaacadda VOA ugu talo gashay waxbarashada ardayda naafada ah ee Bariga Afrika ku dhaqan
Idaacadda VOA ayaa barnaamijyo taxane ah ka diyaarisay Soomaalida iyo waxbarashada dadka naafada ah ee baahida gaarka ah qaba.
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
