blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Caafimaadka iyo Dawada

Waa barnaamijyo taxane ah oo ka kooban 6 qeybood oo ka hadlaya xaaladda wax-soosaarka beeraha deeggaannada Soomaaliya.

Barnaamijyadan waxaa soo diyaariyay halkana ka soo gudbinaya Max'ed Colaad Xasan.

Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 6aad)

Waa qeybtii lixaad ee u danbeysay barnaamijka taxanaha ah ee wax-soo-saarka beeraha Soomaaliya

Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 5aad)

Waa Qeybtii Shannaad ee barnaamijka xaaladda Wax-soosaarka beeraha Soomaaliya.

Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 4aad)

Waa Qeybtii Afraad ee Barnaamijka taxanaha ah ee Wax-soo saarka beeraha. Qeytan waxay ka hadlaysaa wabiyada Jubba iyo Shabeelle

Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 3aad)

Waa qeybta saddexaad ee barnaamijka wax-soosaarka beeraha. Qeybtan waxay ka hadlaysaa beerista bariiska ee magaalada Jowhar

A farmer walks next to his tractor at a farm near Parkes, 221 miles (357 km) west Sydney, July 7, 2011.

Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 2aad)

Qeybta labaad ee barnaamijka xaalada wax-soosaarka deegaanka Soomaalida waxaanu kusoo qaadanaynaa sida dalagyada loo beeri jiray

Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 1aad)

Waa barnaamij taxane ah oo aanu kaga hadli doono wax-soosaarka beeraha ee deegaanada ay Soomaalidu ku nooshahay

Dhageysiga Idaacaddaha

Daawo Sawirrada Afgooye

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.

Lambarka Taleefonka:


Daawo Wareysiga Farmaajo