blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Siyaasaddaha

Idaacadda VOA waxay halkan idiin kugu soo gudbineysaa barnaamijyo gaar ah oo ku saabsan 10 sano guuradiika soo wareegtay weerarkii 1-kii September ee 2001 ee loo geystay dalka Maraykanka.

Barnaamijyadan waxaa diyaariyay wariyeyaal ka tirsan VOA-da.

Xuska Toban guurada Dhacdadii 11-kii Sept

Munaasabaddo lagu xusayo toban guurada ka soo wareegatay dhacdadii 11-kii Sept ayaa maanta lagu dhigay Maraykanka

Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 6aad)

Qeybtan waxay ku saabsan tahay dagaalka qarsoon ee argagixisada ee la xiriira tirooyinka iyo koontooyinka bankiyada.

Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 5aad)

Qeybtan waxay ku saabsan tahay cabsidii ay weeraradii September 11-keedii ay ku beereen hay'adaha dowliga ah, gaar ahaan sirdoonka.

Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 4aad)

Qeybtan waxay ku saabsan tahay aqoonta shacabka Maraykanka ee mujtamaca Islaamka iyo aragtiyada kala duwan ee ay ka qabaan.

Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 3aad)

Qeybtan waxay ku saabsan tahay aragtida dunida Muslimka ee ku aadan weerarkii September 11, 2001. iyo jawaabta Maraykanka.

Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 2aad)

Qeybtan waxay ku saabsan tahay aragtida dadka Maraykanku ay ka qabaan tubta uu haysto dalkan, 10 sano ka dib weerarkii argagixisada.

Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 1aad)

Qeybtan waxay ku saabsan tahay dhibaatooyinkii lagala kulmay daciifnimada nolosha iyo daciifnimada waddaniyadda.

Dhageysiga Idaacaddaha

Daawo Sawirrada Afgooye

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.

Lambarka Taleefonka:


Daawo Wareysiga Farmaajo