blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Siyaasaddaha

Suudaanta Koonfureed ayaa noqontay dalkii ugu danbeeyay ee caalamka ku soo biira. Haddaba VOA-du waxay idiin soo gudbinaysaa dhowr barnaamij oo ka hadlaya Koonfurta Sudan. Barnaamijyadan oo uu soo diyaariyay, Max'ed Cabdi Sandheere qeyta hoose ka dhageyso.

Daawo sawirrada Koonfurta Sudan

Koonfurta Sudan oo noqotay Dal Cusub

Koonfurta Sudan ayaa maanta noqotay dal cusub oo madax banaan. Juba waxaa ka socda xafladdo loogu dabaaldeggayo dhalashada dalkan cusub.

Koonfurta Sudan oo xornimo isku diyaarinaysa

Maalinta Sabtida ee berri ah Koonfurta Sudan ayaa noqonaysa dalkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Africa.

Dalka Cusub ee Koonfurta Sudan Q-3aad

Waa qeybtii saddexaad ee barnaamijyo gaar ah oo aan uga hadlayno Koonfurta Sudan oo Sabtida noqonaysa dal cusub.

Dalka Cusub ee Koonfurta Sudan Q-2aad

Koonfurta Sudan ayaa noqnaysa dalkii ugu danbeeyay ee qaaradda Africa

Dalka Cusub ee Koonfurta Sudan Q-1aad

Koonfurta Sudan ayaa bari noqonaysa dalkii ugu danbeeyay ee Qaarada Africa, isagoo ka go'i doona dalka Sudan.

Dhageysiga Idaacaddaha

Daawo Sawirrada Afgooye

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.

Lambarka Taleefonka:


Daawo Wareysiga Farmaajo