Daawooyinka la geeyo dalka Soomaaliya waxaa la sheegay inay ku jiraan kuwo badan oo been abuur ah, kuwaasoo tayadoodu ay aad u hooseyso.
Haddaba VOA ayaa idiin diyaarisay barnaamij ku saabsan daawooyinka been abuurka ah ee Soomaaliya la geeyo, wax tar la'aantooda, iyo sidoo kale dad ay dhibaato ka soo gaartay daawooyinkaasi been abuurka ah.
Barnaamijkan waxaa soo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya Haruun Macruuf oo ka trisan VOA.
Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.