Waa Barnaamijyo shan qeybood ka kooban oo ku saabsan doorka ay Soomaalida qurbo-joogtu ku leeyihiin isbeddallada ka dhacay Somalia 20-kii sanno ee la soo dhaafay, gaar ahaa Fanka Soomaalida, Ganacsiga Soomaaliya, Saxaafadda, Waxbarashada iyo siyaasadda.
Waa qeybtii Shanaad ee barnaamijyo taxane ah. Qeybtana waxay ka hadlaysaa kaalinta qurbo-joogtu ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya.
Waa qeybtii Afraad ee barnaamijyo taxana ah. Qeybtana waxay ka hadlaysaa isbeddelka waxbarashada iyo doorka qurbo-joogtu ku leeyihiin
Waa qeybtii saddexaad ee barnaamijyada taxanaha ah. Qeybtana waxay ka hadlaysaa kaalinta qurba-joogtu ka qaadato warbaahinta Soomaalida
Waa Qeybta labaad ee barnaamijyo taxane ah. Qeybtan waxay ka hadlaysaa saameynta qurbo-joogta ee ganacsiga Somalia
Waa qeybta koowaad ee barnaamijyo taxane ah. Qeybtanina waxay ku saabsan doorka qurbo-joogta ee Fanka Soomaalida
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
