Kulamadii madaxda Soomaalida ee magaalada Kampala waxaa ka soo baxay heshiis, kaasoo ay Siyaasiyiin iyo Soomaalida kaleba ay ka hadleen.
Haddaba waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa warbixino, wareysiyo, iyo aragtiyo ku saabsan heshiiskaasi ay magaalada Kampala ee dalka Uganda ay ku kala saxiixdeen madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Ra'iisal wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa iska casilay xilkii uu hayay, haddaba maxaa xigi doona iscasilaaddiisa ka dib.
Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka wuxuu ku saabsan yahay mowwqifka ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ka qaatay heshiiskii Kampala.
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Faroole ayaa ka gaabsaday inuu taageero amma diido heshiiskii Kampala ay ku saxiixdeen madaxda DKMG.
VOA-da ayaa ku casuumtay aqoonyahanno Soomaaliyeed inay falanqeeyaan heshiiskii madaxda dowladda ay ku gareen Kampala.
Toban qodob oo uu ugu horeeyo in muddo hal sano ah loo dib loo dhigo doorashadii DKMG ah ee Somalia ayaa shirkii Kampala kasoo baxay
Dadweyne Soomaaliyeed oo ku kala sugan meelo kala duwan oo caalamka ka tirsan ayaa si weyn uga carooday heshiiskii Kampala lagu saxiixay
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo ra'iisal wasaaraha xukuumadda Maxamed Cabdullaahi ayaa ku laabtay magaalada Muqdisho.
Ra'iisal wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay magaalada Muqdisho kula hadlay dad badan oo ka codsaday inuu xafiiska sii joogo.
Afhayeenka Guddiga Doorashada DKMG ah iyo Wasiir kuxigeenka Hawlaha Guud ee Puntland ayaa kasoo horjeeday mudo kordhinta DKMG ah Somalia
Dibadbax lagaga soo horjeedo go'aankii uu isku casilay Ra'iisal Wasaaraha Somalia Maxamed C. (Farmaajo) ayaa maanta Muqdisho ka dhacay
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
