Boggan waxaan ugu talagalnay wararka, warbixinnada iyo wareysiyada ku saabsan shirka caalamiga ah ee magaalada London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
Xaflad ka dhacday magaalada London Xalay ayaa soo dhaweyn loogu sameeyay madaxda Soomaalida ee halkaasi jooga
Nuxurka waxyaabihii ugu waaweynaa ee shirkii shalay madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka ugu soo gabagaboobay magaalada London
RW Soomaaliya Abdiwali Maxamed Gaas ayaa ku tilmaamay shirkii London mid ay ka soo baxeen wax ka wanaagsan wixii laga filayay
Prof. Axmed I. Samatar, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo aqoonyahan Nuuradiin Diiriye ayaa faaqidaya waxa laga fili karo shirkan
Madax kala duwan oo caalamka ah ayaa ka hadlay sida ay lagama maarmaan u tahay in arrinta Somalia xal loo helo, KMG-kana looga baxo
Diyaar Garow Xoog leh oo ku aadan shirka Soomaalida ee London ayaa halkaasi si weyn uga socda
Ra'isul Wasaaraha Britian David Cameron ayaa sheegay inuu filayo in shirka London uu dunida u soo jeedinayo Soomaaliya
Prof.Maxamed Mukhtaar oo Macallin ka ah Jaamacadda Savana State ee Gobolka Goergia, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan shirka London
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Djibouti ayaa ka digay in wax cusub la keeno, soona jeediyey in wixii horay u jiray la xoojiyo
Madaxweynah DKMG ee Somalia ayaa ka hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin heshiiskii Garowe, shirka London, iyo arrimo kale
Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka London ee arr. Somalia iyo waxyaabaha la filayo inay ka soo baxaan.
Xoghayaha arr. dibedda iyo wasiirka Britain ee Afrika, William Hague iyo Henry Bellingham ayaa London kula kulmay Qurbo-joogta Soomalid
Wasiirka Britain ee arimaha Africa Henry Bellingham ayaa VOA siiyay wareysi uu uga hadlayo shirka London.
Waa qeybtii Afraad ee barnaamijyo aan uga hadlayno shirka London ka dhacaya ee arrimaha Somalia iyo waxa la fili karo inay ka soo baxan.
Waa qeybtii Sadexaad ee barnaamijyada taxanaha ah ee aan uga hadlayno shirka dhawaan lagu qaban doono magaalada London.
Waa qeybtii labaad ee barnaamijyada aan uga hadlayno shirka London lagu qaban doono dhamaadka bishan ee looga hadlayo arrimaha Soomaliya
Waa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya waxa laga fili karo shirka London ee Soomaalida loogu qabanayo dalka Britain dhamaadka bishan
Somaliland ayaa sheegtay inay ka qeybgalayso shirka bishan lagu qaban doono magaalada London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain, William Hague iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho ku tagay maanta magaalada Muqdisho.
Wafdigan oo ahaa mid heerkiisu sareeyo ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay RW Somalia Cabdiwali Cali kalana hadlay shirka London