blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Siyaasaddaha

Soomaali badan oo qurbo joog ah, waxay qurbaha ku tageen siyaabo kala duwan oo ay ka mid tahay Tahriibta.

Safarka tahriibta badanaa waxaa lagala kulmaa faa'ido iyo khasaare labaduba. Kuwo intay dhexda ku jiraan ayay dhintaan, kuwana way badbaadaan. kuwii ka badbaaday qaarkood waxay dalalkii dhibaato ku noqotay la qabsiga nolosha iyo helista shaqo ay noloshooda ku maareeyaan.

Haddaba Idaacaddan VOA ayaa idiin diyaarisay barnaamijyo ka kooban shan qeybood oo ka hadlaya Socdaalka Tahriibta ee Soomaalida.

Barnaajinyadan waxaa soo diyaariyay Caasho Ibraahim oo Washington joogta iyo Jacfar Kuukaay oo Sanca ku sugan.

Taxanaha Socdaalada Tahriibka: Qeybtii 5aad.

Qeybtan shanaad waxay ku saabsan tahay fursadaha waxbarasho ee ay heleen Soomaalidii u tahriibtay qurbaha iyo sida ay uga faa'ideen.

Taxanaha Socdaalada Tahriibka: Qeybtii 4aad.

Qeybtan waxay ka hadlaysaa caqabadaha la qabsiga nolosha iyo helista shaqada ee ay Soomaalidu kala kulmaan dalkan Maraykanka.

Taxanaha Socdaalada Tahriibka: Qeybtii 3aad.

Qeybtan Saddexaad ee Taxanaha Socdaalka Tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed waxay ku saabsan tahay, doonyaha loogu tahriibo Khaliijka.

Taxanaha Socdaalada Tahriibka: Qeybtii 2aad

Ku soo dhowaada qeybtii 2aad ee barmaajyo taxane ah oo ku saabsan socdaallada tahriibta eedhalinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha.

Taxanaha Isxambaarka Soomaalida (Qeybta 1aad)

Qeybtan koowaad ee Taxanaha Isxambaarka Soomaalida waxay kusaabsan tahay qaababka ay Soomaalidu ugu safraan Maraykanka iyo Yurub.

Dhageysiga Idaacaddaha

Daawo Sawirrada Afgooye

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.

Lambarka Taleefonka:


Daawo Wareysiga Farmaajo