blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Siyaasaddaha

Somaliland ayaa u dabaal degtay munaasabadda 18-ka May,  oo ku beegan markii ay ku dhowaaqday inay gooni uga go'day Dalka Soomaaliya 1991-kii.

Haddaba VOA waxay halkan idiinku soo gudbineysaa barnaamijyo ka kooban 5 qeybood oo ku saabsan gooni isutaagga Soomaaliland iyo ololihii Jabhaddii SNM.

Barnaamijyada afar ka mid ah waxaa Washington inoogu diyaarisay Sahra Ciidle Nuur, halka qeybta 5aad uu london ku soo diyaariyay Cabdisalaam Ibraahi Hareri.Waxaan kaloo halkan idiinku soo gudbineynaa warbixin ku saabsan maalintii dabaal degga 18-ka May 2011, ee uu wariyaha VOA-da Ismaaciil Xuseen Farjar uu Hargeysa inooga soo diray.

Hargeysa: Dabaal-Degga Somaliland

Somaliland ayaa maanta u dabaal degtay 20 sano guuradii ka soo wareegatay maalintii ay ku dhowaaqday inay ka go'day dalka Soomaaliya.

Taxanaha Gooni Isutaagga Somaliland Qeybtii 5aad

Qeybtan 5aad ee Taxanaha Gooni Isutaagga Somaliland waxa ay ku saabsan tahay, heerka ay taagan tahay iyo halka ay uga dhaqaaqi karto.

Taxanaha Gooni Isutaagga Somaliland Qeybtii 4aad

Qeybtan4aad waxay ka hadlaysaa sidii loo xaliyey khilaafaadka dhexyaalay dadkii iska soo horjeeday, loona dhaqan galiyey dimoqraadiyada

Taxanaha Gooni Isu-taagga Somaliland (Q 3aad)

Qeybtan 3aad ee Taxanaha Goosashada Somaliland waxay ku saabsan tahay, hub ka dhigistii jabhadaha iyo dhammeystirka dowladnimada.

Taxanaha Gooni Isutaagga Somaliland Qeybtii 2aad

Qeybtan labaad ee Taxanaha Goosashada Somaliland waxay ku saabsan tahay Dowladdii ugu horreysay Somaliland ee ay dhiseen xubnihii SNM.

Taxanaha Goosashada Somaliland Qeybtii 1aad

Qeybtan waxay ka hadlaysaa ku dhowaaqistii gooni isutaagga Somaliland iyo dagaaladii ka horreeyey ee ay SNM la gashay dowladdii Somalia.

Dhageysiga Idaacaddaha

Daawo Sawirrada Afgooye

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.

Lambarka Taleefonka:


Daawo Wareysiga Farmaajo