blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Siyaasaddaha

Halkan waxaan kala socotaa warbixinno ku saabsan dilkii hoggaamiyihii al-Qaacida Osama Bin Laden oo ay ciidamo Maraykan ah ku dileen guri ku yaalla gudaha Pakistan May 01, 2011.

DKMG Somalia oo ka Hadashay Hogaanka Al-qaacida

Wasiirka gaashaan dhigga ee DKMG Cabdixakiim Fiqi ayaa ka jawaabay magacaabista hoggaamiyaha cusub ee al-Qaacida Ayman al-Zawaahiri.

Al-Qaeda oo Hoggaan Cusub Dooratay

Shabakadda al-Qaacida ayaa u dooratay Ayman al-Zawahir inuu beddelo hoggaamiyohoodii hore Osama bin Laden, kaasoo la dilay 2-dii May.

Taariikh Nololeedka Osama Bin Laden

Hogaamiyaha al-Qaacida Osama Bin Laden wuxuu ku dhashay Riyaad, Sacuudi Arebiya March 10, 1957, waxaa lagu dilay Pakistan May 02, 2011.

Sh. Garyare oo ka Hadlay Dilkii Osama

Sheekh Maxamed Axmed Nuur 'Garyare' oo ahaa aasaasihii ururka Islaamiga ee al-Islaax oo ku sugan Canada ayaa ka hadlay dilkii Bin Laden.

本.拉登

Faaqidaadda: Saameynta Dilkii Bin Laden ee ururka Alshabaab

Barnaamijka maanta waxa uu ka hadlayaa saameynta dilkii Bin Laden uu ku yeelan karo ururka Alshabaab ee Somalia

Osama

Yaa Dhaxli Doona Talada al-Qaacida?

Wariyaha VOA ee Qaahira Elizabeth Arrot ayaa sheegtay in qofkii qabta talada al-Qaacida lagu cadaadin doono buuxinta kaalintii bin Laden

Abottabad waa Magaalo Caynkee ah?

Dr. Xasan Cabdi Keynaan oo UNESCO ka tirsan, horeyna uga shaqeeyey magaalada Abottabad ayaa sharxaya sida ay magaaladu tahay

Ku-xigeenkii Ahlu-sunna oo Dhintay

Sheekh Xasan Sh. Cabdiraxmaan (Qoryooley) ayaa cisbitaal ku yaalla Nairobi ku geeriyooday, una dhintay dhaawac kasoo gaaray qarax miino

Dilka Bin Laden iyo Saameynta Alqacida

Cilmibaare Faransiis ah ayaa sheegay in dhimashada bin Laden ay legdan awoodeed ka dhex abuuri karto hoggaanka sare ee ururka al-Qaacida

Washington: Dilka bin Laden ka dib

Saraakiisha ammaanka ee dalkan Maraykanka ayaa ka digay khatarta argagixisada xitaa haddii la dilay hoggaamiyihii al-Qaacida, Bin Laden.

Habka iyo Sida loo Dilay Bin Laden

Dilka Osama Bin Laden waxaa laguu fuliyay sirdoon iyo dabagal sanooyin badan soo socday. Dhageyso faahfaahinta arrintaasi ku saabsan.

Micnaha Maraykanka ee dilka Bin Laden

Maxay tahay micnaha ay Maraykanka ugu fadhido dilka hoggaamiyaha al-Qaacida, Osama Bin Laden iyadoo dalkan ay ku nool yihiin Muslimiin.

R/Wasaare Farmaajo oo Soo dhoweeyay Dilka Osama

Ra'iisal wasaaraha DKMG ah ee Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in DKMG ay soo dhoweyneyso dilka Osama Bin Laden.

Faahfaahin Dilka Osama Bin Laden

Osama Bin Laden, Hogaamiyaha al-Qaacida ee la dilay, wuxuu ahaa ninkii ugu raadiska badnaa Maraykanka ee taariikhda galay. dhageyso.

Maraykanka oo Dilay Osama Bin Laden

Madaxweyne Obama ayaa ku dhawaaqay in ciidamo Maraykan ah ay gudaha Pakistan ku dileen hoggaamiyaha Al-Qaacida Osama Bin-Laden.

Dhageysiga Idaacaddaha

Daawo Sawirrada Afgooye

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.

Lambarka Taleefonka:


Daawo Wareysiga Farmaajo