Waa Barnaamijyo taxane ah oo ka kooban shan qeybood kuwaasoo aan uga hadlayno ciyaaraha Caalamka iyo Somalia.
Dalka Koonfur Afrika waxaa ka bilaabanaya ciyaaraha adduunka oo ay ka qeybgalayaan 32 dowladood oo ka kala socda qaaradaha adduunka.