blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Ciyaaraha

Barnaamijyadan Taxanaha ah ee ka kooban shanta Qeybood oo aan u ugu Magac darney Ciyaaraha Caalamka iyo Somaliya waxaanu ku soo eegaynaa taariikhaha iyo Heerarkii ay soo mareen Ciyaaraha Fudud Gaar ahaan kaalinta Ciyaartoyda Afrika ee Somaliya ay ka mid tahay ka soo qaateen.

Sidoo kale waxaan ku eegaynaa taariikhda kubada Cagta ee Afrika, Horyaallada Yurub, kubadda Koleyga Dunida iyo waliba Soomaaliya.

Waxaa Barnaamijyadan soo diyaariyey Cabdulahi Nur Maxamed Colombo waxaase la soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Ciyaaraha Caalamka iyo Somalia: (Q-5aad)

Qeybtan 5aad ee barnaamijkan waxaan ku soo qaadaney heerarkii ay soo martay ciyaarta kubadda Koleyga ee Soomaaliya iyo caalamka.

Ciyaaraha Caalamka iyo Somalia (Q 4aad)

Qeybtan 4aad waxay ku saabsan tahay taariikhdii kubadda cagta ee Somalia

Ciyaaraha Caalamka iyo Somalia (Q-3aad)

Waa qeybtii Saddexaad ee barnaamijyada taxana ah. Qeytana waxaan ku eegaynaa ciyaaraha kubbadda cagta ee Qaarada Africa.

Ciyaaraha Caalamka iyo Somalia (Q-2aad)

Waa qeybtii labaad ee barnaamijyada taxana ah. Qeybtana waxaan uga hadlaynaa Horyaallada Kubbadda cagta ee Qaarada Yurub

Ciyaaraha Caalamka iyo Somalia (Q 1aad)

Waa qeybta koowaad ee barnaamijyo aan uga hadlayno ciyaaraha caalamka. Qeytanna waxay ku saabsan tahay ciyaaraha fudud

Dhageysiga Idaacaddaha

Daawo Sawirrada Afgooye

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.

Lambarka Taleefonka:


Daawo Wareysiga Farmaajo