blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Ciyaaraha

Koonfur Afrika 2010

Ciyaaraha Adduunka ee afartii sannoba mar la qabta ayaa markii ugu horeysay waxaa sanadkan lagu qabanayaa dalka Koonfur Afrika.

Ciyaarahan oo ay ka qeybgalayaan 32 wadan oo ka kala socda qaaradaha caalamka ayaa maalinta jimcaha ee bisha June 11-keeda ka bilaabmaya garoomada kubbada cagta ee dalka Koonfur Afrika.

Spain oo Koobka Ciyaaraha Adduunka Qaaday

Xulka qaranka Spain ayaa markii ugu horeysay ku guuleystay ciyaaraha koobka Adduunka, ka dib markii ay gool kaga badisay Netherland

Spain oo 1-0 ku Garaacday Germany

Ciyaartii koobka Adduunka ee caawa ka dhacday dalka Koonfur Afrika, Spain iyo Garmalka oo ciyaaray waxaa 1-0 ku badisay Spain.

Netherland oo 3-2 ku Dirtay Uruguay

Kooxda dalka Netherland ayaa 3-2 kaga badisay kooxda dalka Uruguay oo ay caawa wada ciyaareen, Uruguay ayaa isku dayday rogaal celin.

Spain oo 1-0 Kaga Badisay Praguay

Kooxaha dalalka Spain iyo Praguay oo caawa wada ciyaaray, Spain ayaa u soo baxday Semi-Final, waxayna la ciyaari doontaa Germany.

Germany oo 4-0 ku Dardartay Argentina

Germany waxay u soo baxday ciyaaraha Semi-finalka, Argentina waxay u boqooleysaa gurigeeda.

Netherland oo 2-1 Kaga Badisay Brazil

Netherland waxay u soo baxday Cayaaraha Semi-Finalka, Brazilna waxay u boqooleysaa gurigeeda.

France iyo S. Africa oo ka Haray Koobka Adduunka

Labadan waddan oo qeybta A ku wada jiray ayaa labaduba haray ka dib markii waddanka K. Africa ay 2-1 ku adkaatay.

Germany oo 4-1 England Kaga Adkaatay

Waddamada, Uruguay, Ghana, iyo Germany ayaa u gudbay wareegga 8aad.

Italy oo barbardhac la gashay New Zealand

Kooxaha Italy iyo New Zealand ayaa 1-1 isku mari waayay ciyaar xiiso badnayd oo ay ku yeesheen garoonka Mbombela

Ghana oo barbardhac gashay iyo Netherlands oo badisay

Kooxda Ghana ayaa barbardhac 1-1 la gashay kooxda Australia, halka kooxda Netherlands ay 1-0 uga badisay kooxda Japan

Mexico oo 2-0 ku muquunisay France

Kooxda daka Mexico ayaa 2-0 ugu awood sheegatay kooxda dalka France, ciyaar xiiso badnayd oo ka dhacday garoonka Polokwane.

Nigeria iyo Korea oo laga wada badiyay

Kooxaha Nigeria iyo Kuuriyada koonfureed ayaa waxaa ka badiyay Greece iyo Argentine. 4-ta kooxood waxay ka wada tirsan yihiin group B

Côte d'Ivoire iyo Portugal oo 0-0 isla dhaafi waayey

Labada xul ee Côte d'Ivoire iyo Portugal oo qeybta G ka mid ah ayaa barbaro 0-0 ku kala baxay ciyaar si weyn loo wada sugayey.

Talyaaniga iyo Paraguay oo 1-1 Isku Mari waayay

Xulka Talyaaniga oo haysta koobka adduunka ayaa maanta ay barbaro ku kala baxeen xulka Paraguay.

Netherlands iyo Japan oo guullo gaaray

Kooxaha Netherlands iyo Japa ayaa ka kala adkaaday kooxaha Denmark iyo Cameroon. afartan kooxood waxay ka tirsan yihiin group-ka E

Germany oo wacdarro tustay Australia

Kooxda kubbada cagta ee Germany ayaa 4-0 uga awood roonaatay kooxda kubbada cagta ee dalka Australia

Ghana oo 1-0 ku muquunisay Serbia

Kooxda Ghana ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee African ah ee guul ka soo hoysa koobka adduunka, waxayna 1-0 uga badisay Serbia

Slovenia oo 1-0 Kaga Badisay Algeria

Waddanka Slovenia ayaa maanta oo Axad ah hal gool kaga badiyey waddanka Algeria kulankii 2aad ee Qeybta C

England iyo USA Oo Isla Dhaafi Waayey 1 - 1

Waddamada England iyo Maraykaanka ayaa isla dhaafi waayey barbar-dhac 1 - 1 ah maalintii labaad ee tartanka Koobka Kubadda Cagta Aduunka

Argentine oo 1-0 ku garaacday Nigeria

Kooxda Argentine ayaa kooxda Nigeria uga badisay 1-0, ciyaar xiiso badnayd oo ka dhacday garoonka Ellis Park ee Johannesburg.

Ciyaaraha Adduunka oo Bilaabmay

Koonfur Africa waxaa si rasmi ah uga bilowday ciyaaraha koobka Adduunka. Koonfur Afrika iyo Mexico 1-1, France iyo Urugway 0-0

Koobka Aduunka Iyo Aragtida Dhalinyarada Soomalida

Qeybtan Waxaanu ku soo qaadaney Aragtiyaha kala Duwan ee ay ka qabaan dhalinyarada Ciyaaraha Jecel tartanka Koobka Adduunka.

Falanqeynta xulalka iyo ciyaartoyda Koobka Adduunka

Qeybtana waxaan ku eegaynaa qaar ka mid ah xulalka iyo ciyaartooyda ka qeybgalaysa koobka Adduunka ee Koonfur Afrika

Taariikhda Kooxaha Afrika ee Koobka Adduunka

Qeybteenan waxaan ku eegaynaa taariikhda kooxaha Africa ee ka qeybgalaya koobka Adduunka ee Koonfur Africa

Taariikhda Ciyaaraha Adduunka

Xubintan ayaan u hadlaynaa taariikhda Ciyaaraha Adduunka oo bilowday 1930-kii iyo ciyaaryahannadii ugu cad-caddaa.

Dhageysiga Idaacaddaha

Daawo Sawirrada Afgooye

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.

Lambarka Taleefonka:


Daawo Wareysiga Farmaajo