blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Mareykanka

Soomaali u badan dhalinyaro ayaa ku jira xabsiyada dalkan Maraykanka. Sababaha dhaliya xabsiyeynta dhalinyaradan ayaa lagu tilmaamaa danbiyada kala gedisan ee ay dhalinyaradan ama dhexdooda isku geystaan ama ay dadka kale u geystaan.

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, ayaa diyaarisay barnaamijyo gaar ah oo lagu eegayo xaaladda dhalinyaradaasi, iyo sababaha keenay in ay xabsiyada galaan. Barnaamijyadan waxay kaloo ka hadli doonaa mustaqbalka dhalinyaradaasi marka ay xabsiyada ka soo baxaan.

Qaar ka tirsan waalidiinta dhalinyaradan ayaa qeybo ka mid ah barnaamijyadan uga hadlaya dhibaatada ay kala kulmeen xariga caruurtooda.

Somalida iyo Xabsiyada Maraykanka Q-4aad

Qeybtan Soomaalida iyo Xabsiyada Maraykanka waxay ku saabsan tahay, kaalinta laamaha Amniga ee dalkan Maraykanka.

Soomaalida iyo Xabsiyada Maraykanka Q-3aad

Waa qeybtii saddexaad ee barnaamijyada taxanaha ah ee ka hadlaya dhalinyarada Soomaalida ee ku jira Xabsiyada Maraykanka.

Soomaalida iyo Xabsiyada Maraykanka Q-2aad

Waa qeybtii labaad ee barnaamijyada taxanaha ah ee ka hadlaya dhalinyarada Soomaalida ee ku jira Xabsiyada Maraykanka.

Soomaalida iyo Xabsiyada Maraykanka Q-1aad

Laanta af Soomaaliga ee VOA, ayaa Barnaamij gaar ah oo taxane ah ku eegaysa xaaladda Soomaalida ku jirta xabsiyada Maraykanka.

Doorashooyinka Maraykanka 2010