blank

About VOA | Nala soo xiriir

Warbixinnada gaarka ah - Caalamka iyo wararka gobollada

Idaacadda VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka kooban shan qeybood oo ka hadlaya dagaalka badda ee Somalia.

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta 5aad)

Waa qeybtii Shanaad oo ka hadlaysa burcad-badeedda ku jira xabsiyada maamul goboleedka Puntland, Seychelles, iyo Kenya.

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta 4aad)

Waa Qeybtii Afraad oo ka hadlaysa dagaalka ay Puntland sheegtay inay la galayso burcad-badeedda ku sugan deegaannada xeebaha.

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta -3aad)

Waa qeybtii saddexaad ee dagaalka Badda ee Somalia, waxayna ka hadlaysaa saamaynta ganacsi iyo aafooyinka lacagaha burcad-badeedda.

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta -2aad)

Waa qeybtii labaad waxayna ku saabsan tahay xeeladaha ay adeegsadaan burcaddu iyo xiriirka ay la leeyihiin kooxo maafiyo caalami ah.

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta -1aad)

Qeybtan koowaad waxay ku saabsan tahay kalluumaysiga sharci-darrada ah iyo doorkii uu ka qaatay soo if-baxa budhcad badeedda.