blank

About VOA | Nala soo xiriir

Caalamka kale RSS Feeds RSS

Lahaanshaha: ASSOCIATED PRESS

Barnaamij: Shirka London Q-4aad

Waa qeybtii Afraad ee barnaamijyo aan uga hadlayno shirka London ka dhacaya ee arrimaha Somalia iyo waxa la fili karo inay ka soo baxan.

Warkii oo dhan

Hague iyo Bellingham oo la Kulmay Qurbo-joogta

Xoghayaha arr. dibedda iyo wasiirka Britain ee Afrika, William Hague iyo Henry Bellingham ayaa London kula kulmay Qurbo-joogta Soomalid

Barnaamij: Shirka London Q-3aad

Waa qeybtii Sadexaad ee barnaamijyada taxanaha ah ee aan uga hadlayno shirka dhawaan lagu qaban doono magaalada London.

British parliament in central London

Barnaamij: Shirka London Q-2aad

Waa qeybtii labaad ee barnaamijyada aan uga hadlayno shirka London lagu qaban doono dhamaadka bishan ee looga hadlayo arrimaha Soomaliya

Soomaalida Finland oo Faquuq la Kulma

Daraasad laga soo saaray Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Soomaalida degan Finland ay faquuqid kala kulmaan dadka Finish-ka ah.

William Hague oo Booqday Muqdisho

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain, William Hague iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho ku tagay maanta magaalada Muqdisho.

Qarax ka Dhacay Magaalada Baghdad

Ugu yaraan 28 qof ayaa dhintay kaddib markii qarax baabuur uu ka dhacay xaafadda ay Shiicadu ku badan tahay ee magaalada Baghdad.

QM oo Xafiis ka Furatay Muqdisho

QM ayaa maanta Muqdisho 17 sanno kaddib ka furatay xafiiska siyaasadda. Mahiga ayaa sheegay in talaabadani ay rajo cusub keenayso.

Minnesota: Xawaaladaha oo Dib u Howlgalay

Shirkaddaha xawaaladaha Minnesota ayaa si gaabis u bilaabay dirista lacagaha kaddib markii muddo 2 toddobaad ah ay xirnaayeen.

Kim Jong oo Maanta La Aasay

Hoggamiyihii hore ee Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta lagu aasay Pyongyang. Munaasabadda aaskiisa waxaa hadheedhay baraf maanta da'ayay.

Minnesota: Walaaca Shirkaddaha Xawaaladaha

Walaaca laga qabo iney xirmaan shirkaddaha xawaaladaha ayaa sii kordhaya iyadoo ay shirkaddu haystaan ilaa 30 bishan December

Shiinaha oo Kaalmo Siinaya AMISOM

Dalka Shiiinaha ayaa taageero gaareysa ku dhawaad $ 5 milyan oo dolar oo qalab ah siinaya howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.

Ban oo Canbaareeyay Tallaabada Al-Shabab

XGQM Ban Ki-moon ayaa si weyn u canbaareeyay tallaabada ay Al-shabaab shaqada uga joojisay dhowr hay'adood oo samafalka ka shaqeeya.

Wafdi ka socda Turkey oo Muqdisho Jooga

Wafdi balaaran oo uu horkacayo ku-xigeenka Ra'iisul-wasaaraha Turkey Sayn Bekir Bozdag ayaa haatan ku sugan magaalada Muqdisho

Wiilkii uu Qaddaafi Dhalay oo la Qabtay

Ciidamada Libya ayaa gacanta ku dhigay Seif al-Islam oo ah wiilkii baxsadka ahaa ee uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Libya Qaddaafi

Bri

Britain oo Qabanaysa Shir ku Saabsan Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu u qabanayo shir balaadhan oo looga arrinsanayo arrimaha Somaaliya

Italy: Aqalka Senate-ka oo Sharciyo Ansixiyay

Aqalka Senate-ka Talyaaniga ayaa maanta meel mariyay sharciyo cusub oo la doonayo in lagu bad-baadiyo dhaqaalaha Talyaaniga.

Lucas Papademos (File)

Papademos oo loo Magacaabay Ra'iisul-wasaaraha Greece

Lucas Papademos ayaa loo magacaabay ra'iisul-wasaaraha cusub ee Greece. Papademos ayaa soo noqday M/kuxigeenka bangiga dhexe ee Yurub

Badmaaxiin Hindi ah oo lagu Haysto Xara-Dheere

Burcad-badeed Soomaali ah ayaa Xara-Dheere afduub ahaan ugu haysta 7 badmaax oo Hindi ah ay ka soo afduubteen badweynta Hindiya

Xaaladda Qaxootiga Soomaalida Yemen

UNHCR ayaa sheegtay in qaar katirsan qaxootiga Soomalida ee Yemen ay ka fikirayaan sidii ay dalka Somalia ugu noqon lahaayeen.

Turkey oo Balaarisay Xarumaha Quudinta

Dowladda Turkey ayaa balaarisay xarumaha quudinta ee ay ka sameysay Muqdisho kuwaasoo loogu talagalay dadka barakacayaasha ah


Warbixin dheeraada

Gubashadii Suuqa Xamar-Weyne

Daawo Safarkii Ban ee Muqdisho

To view this site, you need to have Flash Player 9.0.115 or later installed. Click here to get the latest Flash player.


Abaaraha: Maqal & Muuqaal

Abaaro Geeska Ku Dhuftey