blank

About VOA | Nala soo xiriir

RSS

Habka RSS-ka Wararka Toos Ayaad u Heli Kartaa

VOA-da oo isticmaalaysa habka RSS-ka (Really Simple Syndication) ayaa kuu suurta gelin karta inaad hesho macluumaad iyo warar hadba nooca aad dooratid adigu. Si aad u isticmaasho war-is-gaadhsiinta RSS, koobi ama nuqul ka samayso cinwaanka URL-ka, ka dibna ku daabac war-akhriyaha RSS-ka, ama halkan guji guntinta (link) XML-ka ka dambeeya mawduuca ka dibna raac maluumaadka war-akhriyuhu ku siiyo.

VOA waxay kugu dhiirri gelinaysaa inaad ku darsato wararka VOA-da ee taxanaha ah war-akhriyaha, ama bogagga idiin gaarka ah ayaa warku kuugu imanayaa adoo cinwaanka ku daraya. Fadlan hubi inaad aqoonsato isha warkan oo ah VOA, ama VOANews.com, ama Voice of Acmerica markaad rabto inaad boggaaga wararkan ku soo daabacdid.

Qaybaha Is-diiwaan-galin
Wararka http://www.voanews.com/templates/Articles.rss?sectionPath=/somali/news
Soomaaliya http://www.voanews.com/templates/Articles.rss?sectionPath=/somali/news/somali
Afrika http://www.voanews.com/templates/Articles.rss?sectionPath=/somali/news/africa
Maraykanka http://www.voanews.com/templates/Articles.rss?sectionPath=/somali/news/america
Caalamka kale http://www.voanews.com/templates/Articles.rss?sectionPath=/somali/news/world-news
Martida Makrafoonka http://www.voanews.com/templates/Articles.rss?sectionPath=/somali/news/news-makers